Qaamuuska Asalka
dimcad
(-ddo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(bot.) Quraca dhallinta yar oo ulo jilicsan oo xoog badan iyo mayrax aad u cad oo wanaagsan laga helo. ld dincad.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.Macnaha