0

xaqirnaansho

m l

/dh ld xaqirnaan.

0

xaqsoor

m l

Garsoor; caddaalad.

0

xaqsooran

f mg4 (-rnaa, -rnayd)

Wax la xaqsooray ahaansho.

0

xaqsoorid

m f dh

Eeg: xaqsoor²

0

xaqsoornaan

m f dh

ld xaqsoor-naansho.

0

xaqsoornaansho

m l

/dh ld xaqsoornaan.

0

xaqtamid

m f dh

Eeg: xaqtan

0

xaqtan

f mg1 (-amay, -antay; -ami)

Laba qof ama ka badan wax ay isku haystaan ka garramid.

0

xaquuq

f g1 (-qay, -qday)

Wax faftimo leh simid.

0

xaquuqan

f mg4 (-qnaa, -qnayd)

Wax la xaquuqay ahaansho.

0

xaquuqato

m dh

Eeg: xaqiiqato

0

xaquuqid

m f dh

ld xaquuq¹.

0

xaquuqnaan

m f dh

ld xaquuq- naansho.

0

xaquuqnaansho

m l

/dh ld xaquuqnaan.

0

xar

m l

1. Budada ka soo daadata qoryaha buluunbulyadu gasho. 2. Xasharaad yar oo qoryaha hoos ka cunta. 3. Dhagaxbadeed aad u khafiif ah.

0

xaraabad

m dh (-do, m.l)

Dagaal. ld xarbad, xarbi¹.

0

xaraar

m dh (-ro, m.l)

1. Gebi ku yaal babac qar dheer oo badanaa daayeerku ku hoydo habeenkii. 2. ld tarro. Dhagax-nuuradeed.

0

xarąar

m l

1. Dhadhan aan macayn. 2. Wallac. ld kharaar.

0

xaraaraansho

m l

/dh ld kharaaraansho.

0

xaraarad

m dh

1. Firiiric yaryar oo jirka dadka ka soo baxa waqtiyada kulaylku jiro. 2. Tebidda la tebo wax loo baahanyahay sida shaaha, jaadka, sigaarka iwm. ld xaraa- radow¹.

0

xaraaradoobid

m f dh

Eeg: xaraaradow²

0

xaraaradow

f mg1 (-oobay, -owday; -oobi)

Jir dad finan yeelasho kulayl dartiis.

0

xaraari

f g2 (-iyay, -isay)

1. Qof buka ama dhaawac ah baanin. 2. ld kharaari. Wax qaraar ka dhigid.

0

xaraarid

m f dh

ąar².

0

xaraarin

m dh

ld kharaarin.

0

xaraaroowe

m l

Geed dhulka ku faalala oo caleemo waaweyn.

0

xaraarow

f mg3 (-raaday, -raatay)

raarow.

0

xaraarug

m l

Qof naf xumi ku jirto; naf- kadhowr; sakaraad.

0

xaraarugid

m f dh

Eeg: xaraarug²

0

xaraash

m l

1. Wax naado lagu iibiyo oo hadba qofka qiime madhaafaan ah gaara lagu baaryo. 2. (-shiyo, m.dh) Qof ama dibi beer-falidda yaqaan.

0

xaraashid

m f dh

Eeg: xaraash²

0

xarad

m l

Muuqaallo ka samaysan xarriiqo iyo astaamo oo wax la qurxinayo korkiisa lagu dhigo ama lagu qoro; naqash. ld xarar.

0

xaradhaami

f g2 (-iyay, -isay)

Cid si fiican u dhaqaalayn.

0

xaradhaamin

m f dh

Eeg: xaradhaami

0

xaradhaamo

m dh

Waxaaga oo la deysto oo qof kale wixii, wax lagu qabsado; wax dhaqaalaysi; tashiilad; maradhaaro.

0

xaraf

m l (-rfo, m.l/xuruuf, m.dh)

Alifka af lagu qoro ereyadiisa mid ka mid ah.

0

xarafsad

m l

Eeg: xarafsasho

0

xarafsasho

m f dh

ld xarafsad, xarafsi.

0

xarafsi

m l

Eeg: xarafsasho

0

xarafso

f g3 (-saday, -satay)

Wax kulul ama diirran si ay u qaboobaan dabayl u dhigid.

0

xarakaad

m l

(2).

0

xarakad

m dh

(2).

0

xarakayn

m f dh

Eeg: xarakee

0

xarakaysan

f mg4 (-snaa, -snayd)

Xarako loo yeelay.

0

xarakaysnaan

m f dh

ld xara- kaysnaansho.

0

xarakaysnaansho

m l

/dh ld xarakaysnaan.

0

xarakee

f g2 (-keeyay, -kaysay)

Xarako u yeelid.

0

xarakeysan

f mg4 (-snaa, -snayd)

Far wax xarako loo yeelay ahaansho.

0

xarako

m dh

1. (-dyo, m.dh) Dhaqdhaqaaq. 2. ld xarakaad, xarakad. Shaqallo loo yeelo

0

xaram

m l

Eeg: xaran

0

xaran

m l

Meel barakaysan oo cibaadeysi loo tago sida Kacbada iyo masjidka Madiina. ld xaram.

0

xarar

m l

1. Geed-abaareed weynaada oo laf adag oo qoryihiisa wax lagu dhisto. 2. (-rro, m.dh) Naqash.

0

xarbad

m dh

Eeg: xaraabad

0

xarbi

f mg1 (-iyay, -iday; -iyi)

Cid la dagaalamid.

0

xarbin

m f dh

Eeg: xarbiyid

0

xarbiyid

m f dh

ld xarbin.

0

xardhan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax xarar loo yeelay ahaansho.

0

xardhanaan

m f dh

ld xardha-naansho.

0

xardhanaansho

m l

/dh ld xardhanaan.

0

xardhid

m f dh

Eeg: xarar²

0

xareed

m dh

1. Biyo roob. 2. Biyo macaan oo aan cusbo lahayn. 3. X. ah: midab casaan furan ah.

0

xareedayn

m dh (kiim.)

Hab ka kooban karkarinta hoor iyo qaboojinta uumigiisa. Xareedaynta waxa loo isticmaalaa safaynta hoorarka ama kala sooridda xubnaha iskujir hoor ah.

0

xareedeeye

m l u

Baalalley.

0

xareedi

f g2 (-iyay, -isay)

1. Dugaag, shimbiro iwm ciyaaro, ci' ama dhaqdhaqaaq kale oo ay ku muujinayaan barwaaqo samayn. 2. Shimbiro ci' iyo dhaqdhaqaaq la aammin- sanyahay in ay ku roobdoonayaan samayn.

0

xareedin

m f dh

ld xareedis.

0

xareedis

m l

Eeg: xareedin

0

xarfaan

m dh w

Eeg: xariif

0

xarfad

m dh

Xeelad qof u suurta gelisa in uu danihiisa si fiican u fushado.

0

xarfadayn

m f dh

Eeg: xarfadee

0

xarfadee

f mg2 (-deeyay, -daysay)

Xarfad samayn.

0

xarfasho

m f dh

ld xarfad¹.

0

xarfi

f g2 (-iyay, -isay)

Hoore kulul ama diirran dabayl ku qaboojin.

0

xarfin

m dh (fiis.)

Dariiqadda ay walaxi kaga beddelanto uumi isuguna bedesho dareere. Dareeruhu, tusaale ahaan, waxa sameeya uumi galey gibilka.

0

xarfo

m l

1. Caws jilicsan oo dhego yaryar oo meelaha riska ah ka baxa; wuxuu yeesha sabuul miro yaryar leh oo la cuno. 2. (-ooyin, m.l) Kax bannaan; dibir. 3. Kalluunka jaad ka mid ah.

0

xargag

m l

1. Wax biyabbiyo ah, sida dhiigga, is-qabsadkooda. 2. Wax caato darteed, la engega, isku soohma. 3. Kawrax; engeg. ld hargag¹, xarkag¹.

0

xargagid

m f dh

ld hargagid, xarkagid.

0

xargagoosasho

m f dh

Eeg: xargagooso

0

xargagooso

f mg3 (-stay, -satay)

Wayraxid.

0

xargagsan

f mg4 (-sanaa, -sanayd)

Wax xargagay ahaansho; xarkagsan. ld hargagsan,

0

xargagsanaan

m f dh

ld hargagsanaan, hargagsanaansho, xargag-sanaansho.

0

xargagsanaansho

m l

/dh ld xargagsanaan.

0

xargaha-codka

m l (c.nafl.)

Sooha labada isugu laaban oo ka soo kuusan labada dhinac booca oo ka sameeya jeexdin dhuuban hawomareenka dushiisa. Neef soo saaridda way ruxdaa cod la maqlana waa ka sameysa kaas oo ah hadal, hees iyo codad kale oo la naqlo. Isbeddelka ku dhaca xargaha codka iyo cudurrada ku dhaca dareemayaashooda waxay wax yeelleeyaan codka.

0

xarig

m l

1. Daliigo xaskul ah ama mayrax ama caw ama xariir ama bir ama wax kale oo inta la isku jebsho tidco, wax lagu xiro ama lagu jiido. 2. Xabsi.

0

xariggoys

m l (-syo, m.dh)

Dowligoys; sirsir.

0

xarigxarig

m l

Nagaar dhaadheer oo dhulka ku faalala, oo geelu aad u jecel yahay.

0

xarigxoolaad

m l (-dyo, m.dh)

Xarig harag xoolaad laga tidcay ama laga soohay.

0

xariif

m l kh (xarfaan, m.dh)

1. Qof xeelad badan. 2. Qof caqli badan.

0

xariiftamid

m f dh

ld xariiftan¹.

0

xariiftan

f mg1 (-amay, -antay; -ami)

Si xarfadi ku jirto qof cayaar ula dheelid.

0

xariir

m l

Caano biyo badan lagu daray; candiid; cindiid.

0

xąriir

m dh

Lafdhabar; arxan. ld xiriir².

0

xariirad

m l

Eeg: xariirasho

0

xariirasho

m f dh

ld xariirad.

0

xariiri

f g2 (-iyay, -isay)

Eeg: xariir³

0

xariirid

m f dh

ld xariirin.

0

xąriirid

m f dh

ąriir². ld xiriirid.

0

xariirin

m dh

Eeg: xariirid

0

xariiro

f g3 (-rtay, -ratay)

Caano biyo badan ku darsasho.

0

xariq-ku-ligan-sallax

m l (-qo ..., m.l)

Eeg: ligane

0

xarkag

m l

Eeg: xargag¹