0

xuurtaysiin

m dh

Eeg: xuurtayn

0

xuurtee

f g2 (-teeyay, -taysay)

Cid xuurto badid. ld xuurtaysii.

0

xuurto

m dh

Culays ku yimaada neefta marka nafley orod ku daasho ama hawl iwm. ld xiiq.

0

xuurtoo

f mg3 (-ooday, -ootay)

Xuurto dareemid.

0

xuurtood

m f l

Eeg: xuurtoo

0

xuux

m dh

“X.!”: erey carruurta lagu yiraahdo marka la cabsiinayo.

0

xuuxi

f g2 (-iyay, -isay)

Carruur wax ku cabsiin.