Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xuurto

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Culays ku yimaada neefta marka nafley orod ku daasho ama hawl iwm. ld xiiq.

Erayo la-mid ah

xuur1. Inan da' yar. 2. X. ah: yar, aan weyneyn.xuuralcayn1. Gabdho aad u qurxoon oo jannada jooga. 2. Gabadh aad u qu…xuurteeCid xuurto badid. ld xuurtaysii.xuurtooXuurto dareemid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms