Qaamuuska Asalka
xargaha-codka
(c.nafl.)MagacLafdheeri
Macnaha
Sooha labada isugu laaban oo ka soo kuusan labada dhinac booca oo ka sameeya jeexdin dhuuban hawomareenka dushiisa. Neef soo saaridda way ruxdaa cod la maqlana waa ka sameysa kaas oo ah hadal, hees iyo codad kale oo la naqlo. Isbeddelka ku dhaca xargaha codka iyo cudurrada ku dhaca dareemayaashooda waxay wax yeelleeyaan codka.
Erayo la-mid ah
xargag1. Wax biyabbiyo ah, sida dhiigga, is-qabsadkooda. 2. Wax ca…xargagSubag, dhiig iwm wax fadhiya ama adag noqosho. ld hargag², x…xargagidld hargagid, xarkagid.xargagidXaaladda dareere jiitama oo isu beddelo wax fadhiya.xargagoosoWayraxid.xargagsanWax xargagay ahaansho; xarkagsan. ld hargagsan,xargagsanaanld hargagsanaan, hargagsanaansho, xargag-sanaansho.xargagsanaansho/dh ld xargagsanaan.

