Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xargag

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Wax biyabbiyo ah, sida dhiigga, is-qabsadkooda. 2. Wax caato darteed, la engega, isku soohma. 3. Kawrax; engeg. ld hargag¹, xarkag¹.

Erayo la-mid ah

xargagidld hargagid, xarkagid.xargagidXaaladda dareere jiitama oo isu beddelo wax fadhiya.xargagoosoWayraxid.xargagsanWax xargagay ahaansho; xarkagsan. ld hargagsan,xargagsanaanld hargagsanaan, hargagsanaansho, xargag-sanaansho.xargagsanaansho/dh ld xargagsanaan.xargaha-codkaSooha labada isugu laaban oo ka soo kuusan labada dhinac boo…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms