Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xarig

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Daliigo xaskul ah ama mayrax ama caw ama xariir ama bir ama wax kale oo inta la isku jebsho tidco, wax lagu xiro ama lagu jiido. 2. Xabsi.

Erayo la-mid ah

xariggoysDowligoys; sirsir.xarigxarigNagaar dhaadheer oo dhulka ku faalala, oo geelu aad u jecel …xarigxoolaadXarig harag xoolaad laga tidcay ama laga soohay.xariif1. Qof xeelad badan. 2. Qof caqli badan.xariiftamidld xariiftan¹.xariiftanSi xarfadi ku jirto qof cayaar ula dheelid.xariirCaano biyo badan lagu daray; candiid; cindiid.xariir1. Dhar jilicsan oo qurxoon qaalina ah oo duntiisa ay samays…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms