Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xarigxarig

MagacLafdheeri

Macnaha

Nagaar dhaadheer oo dhulka ku faalala, oo geelu aad u jecel yahay.

Erayo la-mid ah

xarig1. Daliigo xaskul ah ama mayrax ama caw ama xariir ama bir a…xariggoysDowligoys; sirsir.xarigxoolaadXarig harag xoolaad laga tidcay ama laga soohay.xariif1. Qof xeelad badan. 2. Qof caqli badan.xariiftamidld xariiftan¹.xariiftanSi xarfadi ku jirto qof cayaar ula dheelid.xariirCaano biyo badan lagu daray; candiid; cindiid.xariir1. Dhar jilicsan oo qurxoon qaalina ah oo duntiisa ay samays…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms