Qaamuuska Asalka

xareedayn

(kiim.)
MagacDhexdhexaad

Hab ka kooban karkarinta hoor iyo qaboojinta uumigiisa. Xareedaynta waxa loo isticmaalaa safaynta hoorarka ama kala sooridda xubnaha iskujir hoor ah.