Qaamuuska Asalka

xareedi

(-iyay, -isay)
Falg2

1. Dugaag, shimbiro iwm ciyaaro, ci' ama dhaqdhaqaaq kale oo ay ku muujinayaan barwaaqo samayn. 2. Shimbiro ci' iyo dhaqdhaqaaq la aammin- sanyahay in ay ku roobdoonayaan samayn.