Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xaraarad

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Firiiric yaryar oo jirka dadka ka soo baxa waqtiyada kulaylku jiro. 2. Tebidda la tebo wax loo baahanyahay sida shaaha, jaadka, sigaarka iwm. ld xaraa- radow¹.

Erayo la-mid ah

xaraabadDagaal. ld xarbad, xarbi¹.xaraar1. Gebi ku yaal babac qar dheer oo badanaa daayeerku ku hoyd…xaraaraansho/dh ld kharaaraansho.xaraaradowJir dad finan yeelasho kulayl dartiis.xaraari1. Qof buka ama dhaawac ah baanin. 2. ld kharaari. Wax qaraa…xaraaridąar².xaraarinld kharaarin.xaraarooweGeed dhulka ku faalala oo caleemo waaweyn.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms