Qaamuuska Asalka
xaraabad
(-do, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Dagaal. ld xarbad, xarbi¹.
Erayo la-mid ah
xaraar1. Gebi ku yaal babac qar dheer oo badanaa daayeerku ku hoyd…xaraaraansho/dh ld kharaaraansho.xaraarad1. Firiiric yaryar oo jirka dadka ka soo baxa waqtiyada kula…xaraaradowJir dad finan yeelasho kulayl dartiis.xaraari1. Qof buka ama dhaawac ah baanin. 2. ld kharaari. Wax qaraa…xaraaridąar².xaraarinld kharaarin.xaraarooweGeed dhulka ku faalala oo caleemo waaweyn.

