Qaamuuska Asalka
xaraaradow
(-oobay, -owday; -oobi)Falmg1
Macnaha
Jir dad finan yeelasho kulayl dartiis.
Erayo la-mid ah
xaraabadDagaal. ld xarbad, xarbi¹.xaraar1. Gebi ku yaal babac qar dheer oo badanaa daayeerku ku hoyd…xaraaraansho/dh ld kharaaraansho.xaraarad1. Firiiric yaryar oo jirka dadka ka soo baxa waqtiyada kula…xaraari1. Qof buka ama dhaawac ah baanin. 2. ld kharaari. Wax qaraa…xaraaridąar².xaraarinld kharaarin.xaraarooweGeed dhulka ku faalala oo caleemo waaweyn.

