Qaamuuska Asalka
xaraari
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
1. Qof buka ama dhaawac ah baanin. 2. ld kharaari. Wax qaraar ka dhigid.
Erayo la-mid ah
xaraabadDagaal. ld xarbad, xarbi¹.xaraar1. Gebi ku yaal babac qar dheer oo badanaa daayeerku ku hoyd…xaraaraansho/dh ld kharaaraansho.xaraarad1. Firiiric yaryar oo jirka dadka ka soo baxa waqtiyada kula…xaraaradowJir dad finan yeelasho kulayl dartiis.xaraaridąar².xaraarinld kharaarin.xaraarooweGeed dhulka ku faalala oo caleemo waaweyn.

