Qaamuuska Asalka
xarakeysan
(-snaa, -snayd)Falmg4
Macnaha
Far wax xarako loo yeelay ahaansho.
Erayo la-mid ah
xaraabadDagaal. ld xarbad, xarbi¹.xaraar1. Gebi ku yaal babac qar dheer oo badanaa daayeerku ku hoyd…xaraaraansho/dh ld kharaaraansho.xaraarad1. Firiiric yaryar oo jirka dadka ka soo baxa waqtiyada kula…xaraaradowJir dad finan yeelasho kulayl dartiis.xaraari1. Qof buka ama dhaawac ah baanin. 2. ld kharaari. Wax qaraa…xaraaridąar².xaraarinld kharaarin.

