Qaamuuska Asalka
xar
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Budada ka soo daadata qoryaha buluunbulyadu gasho. 2. Xasharaad yar oo qoryaha hoos ka cunta. 3. Dhagaxbadeed aad u khafiif ah.
Erayo la-mid ah
xaraabadDagaal. ld xarbad, xarbi¹.xaraar1. Gebi ku yaal babac qar dheer oo badanaa daayeerku ku hoyd…xarąar1. Dhadhan aan macayn. 2. Wallac. ld kharaar.xarąarHaweeney wallicid.xaraaraansho/dh ld kharaaraansho.xaraarad1. Firiiric yaryar oo jirka dadka ka soo baxa waqtiyada kula…xaraaradowJir dad finan yeelasho kulayl dartiis.xaraari1. Qof buka ama dhaawac ah baanin. 2. ld kharaari. Wax qaraa…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
