Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xarfin

(fiis.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Dariiqadda ay walaxi kaga beddelanto uumi isuguna bedesho dareere. Dareeruhu, tusaale ahaan, waxa sameeya uumi galey gibilka.

Erayo la-mid ah

xarfadXeelad qof u suurta gelisa in uu danihiisa si fiican u fusha…xarfadeeXarfad samayn.xarfashold xarfad¹.xarfasho1. Dhaqaaq tartiib ah ee biyaha sare ee badda ama haro oo ay…xarfiHoore kulul ama diirran dabayl ku qaboojin.xarfo1. Caws jilicsan oo dhego yaryar oo meelaha riska ah ka baxa…xarfoHoore dabayl ku qaboobid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms