0

affuri

f g2 (-iyay, -isay)

1. Dad ama qof soomman affuro siin. 2. Soon ka jebin. ld affursii.

0

affurid

m f dh

ld affur¹ (2), afur¹, afurid.

0

affurin

m f dh

ld affursiin.

0

affurnaan

m f dh

ld affurnaansho, afurnaan, afurnaansho,afursanaan, af.

0

affurnaansho

m l

/dh ld affurnaan.

0

affursii

f g2 (-iiyay, -iisay)

Eeg: affuri

0

affursiin

m dh

Eeg: affurin

0

afgaab

m l

Cudur dadka ku dhaca oo oogada sida furuqa nabarro biyo leh u yeela.

0

afgammuur

m l

1. Qalab af fiican oo wax lagu mudo ama lagu gooyo leh laakiin af beelay. 2. ld afgammuurid.

0

afgammuuran

f mg1 (-rmay, -rantay)

Wax af beelay noqosho (qalab af fiiqan). ld afgammuuxan¹, afgamuuran¹, afgamuuxan¹.

0

afgammuurid

m f dh

ld afgammuur¹ (2), afgammuux¹, afgammuuxid.

0

afgammuurmid

m f dh

ld afgammuuxmid, afgamuurmid, afgamuuxmid.

0

afgammuurnaan

m f dh

ld afgammuurnaansho, afgammuuxnaan, afgammuuxnaansho.

0

afgammuurnaansho

m l

/dh ld afgammuurnaan.

0

afgammuux

m l

Eeg: afgammuurid

0

afgammuuxan

f mg1 (-xmay, -xantay)

Eeg: afgammuuran¹

0

afgammuuxmid

m dh

Eeg: afgamuurmid

0

afgammuuxnaan

m dh

Eeg: afgammuurnaan

0

afgammuuxnaansho

m l

/dh ld afgammuurnaan.

0

afgamuuran

f mg1 (-rmay, -rantay)

Eeg: afgammuuran¹

0

afgamuurmid

m dh

Eeg: afgammuurmid

0

afgamuurnaan

m dh

Eeg: afgammuurnaan

0

afgamuurnaansho

m l

/dh ld afgammuurnaan.

0

afgamuuxan

f mg1 (-xmay, -xantay)

Eeg: afgammuuran¹

0

afgamuuxmid

m dh

Eeg: afgammuurmid

0

afgamuuxnaan

m dh

Eeg: afgammuurnaan

0

afgamuuxnaansho

m l

/dh ld afgammuurnaan.

0

afgarad

m l

Eeg: afgarasho

0

afgarasho

m f dh

ld afgarad.

0

afgaro

f g3 (-rtay, -ratay)

Cid ujeeddadeeda fahmid.

0

afgarooc

m l (-cyo, m.dh)

Qof aan hadalka si fiican u jeedin karin; aflaawe.

0

afgaroocnimo

m dh

Afgarooc ahaansho.

0

afgembi

m l

1. Hab aan sharci ahayn oo dowlad dhisan lagu beddelo; inqilaab. 2. Hoosmaridda, wax afkooda sare uu hoos maro. 3. ld afgembiyid.

0

afgembin

m dh

afgembiyid m.f.dh eeg afgembi². ld afgembi¹ (3), afgembin.

0

afgobaadsad

m l

afgobaadsasho m.f.dh eeg afgobaadso. ld afgobaadsad, afgobaadsi.

0

afgobaadsi

m l

Eeg: afgobaadsasho

0

afgobaadso

f mg3 (-saday, -satay)

1. Hadal macaan oo hufan oo eed ka carar darteeda keliya u dhihid. 2. Si asluub leh arrin uga xogwarramid (qof).

0

afgorofow

m l

Eeg: afdhalow

0

afgoys

m l

/dh (-syo, m.l) A. ah: ceel muddo dhow la qoday.

0

afguri

m l (-iyo, m.dh)

Af gaar ah oo looga hadlo degaan ka mid ah waddan, kana yara duwan afkiisa rasmiga ahi; lahjad.

0

afhaye

m l (-yayaal, m.l/dh)

1. Turjubaan; afceliye. 2. Qof ku hadla magaca koox, dad, ummad iwm. ld afhayeen.

0

afhayeen

m l

Eeg: afhaye

0

afjaaq

m l

Baaq.

0

afjaaqid

m f dh

Eeg: afjaaq²

0

afjig

f g1 (-gay, -gtay)

Qof hadlaya, iyadoo loo diidayo inuu sheego sir ama wax aan habboonayn hadal ka joojin.

0

afjigid

m f dh

Eeg: afjig

0

afjuxuunsad

m l

Eeg: afjuxuunsasho

0

afjuxuunsasho

m f dh

ld afjuxuunsad, afjuxuunsi.

0

afjuxuunsi

m l

Eeg: afjuxuunsasho

0

afjuxuunso

f g3 (-saday, -satay)

Xag aqooneed, aftahannimo iwm cid dood kaga badin.

0

afkaar

m dh w

Eeg: feker¹

0

afkalahayn

m dh

Yaab aad u badan; amakaag. ld afkalahays.

0

afkalahays

m l

Eeg: afkalahayn

0

afkalaqaad

m l

Eeg: afkalaqaadid

0

afkalaqaadid

m dh

1. Afkalaqaad. 2. Afka oo la kala qaado; hadlid.

0

afkatoob

m l

Nooc kalluunka ka mid ah.

0

afkulleeble

m l

A. ah: qof habaarkiisu kaco.

0

afkullibaaxle

m l

Nooc kalluunka ka mid ah.

0

afkuxaarre

m l (-rrayaal, m.l/dh)

Qof cay badan oo aan hadalka u miidaandeyin.

0

afkuxuuble

m l (-layaal, m.l/dh)

Ilmo geel oo isaga oo aan dhammays ahayn nolol ku dhashay.

0

afla'

m dh

1. Ciyaarta jarta marka qof god bannaan oo uu xoolihiisa u raro waayo. 2. Middi a.: midda aan wax goynayn.

0

afla'aan

m dh

Afgaroocnimo. ld afla'aansho.

0

afla'aansho

m l

/dh ld afla'aan.

0

aflaam

m dh w

ld.aflaan

0

aflaan

m dh w

ld. aflaam

0

aflaawe

m l (-wayaal, m.l/dh)

Afgarooc.

0

aflaggaaddee

f g2 (-ddeeyay, -ddeysay)

Hadal aflaggaaddo ah cid u jeedin.

0

aflaggaaddeyn

m f dh

Eeg: aflaggaaddee

0

aflaggaaddo

m dh (-ooyin, m.l)

Hadal qadaf ah oo cid lagu yiraahdo.

0

aflaw

m l (-wyo, m.dh)

Qof ilkaha qaar ka maqanyihiin.

0

aflax

f mg1 (-xay, -xday; -lixi)

1. Qalinjebin (dugsi quraan). 2. Waxbarasho heer wacan ka gaarid.

0

aflaxaad

m dh

Eeg: aflixid

0

aflixi

f g2 (-iyay, -isay)

Cid, wax barasho heer wacan ka gaarsiin.

0

aflixid

m f dh

ld aflax¹, aflaxaad.

0

aflixin

m f dh

ld aflixis.

0

aflixis

m l

Eeg: aflixin

0

afmaal

m l (-llo, m.dh)

1. A. ah: maansayahan. 2. A. ah: qof codkar ah.

0

afmaalnimo

m l

Afmaal ahaansho.

0

afmaldah

m l

Hadal daboolan oo duluc ama ujeeddo kale ku dhex qarsoontahay.

0

afmaldahid

m dh

Af maldahan ku hadlid. ld afmaldihid.

0

afmeer

m l

1. (-rro, m.dh) Af wareegsan; wareeg. 2. ld afmeerid.

0

afmeeran

f mg4 (-rnaa, -rnayd)

Wax afmeer loo yeelay ahaansho (weel kolay ah).

0

afmeerid

m f dh

ld afmeer¹ (2).

0

afmeernaan

m f dh

ld afmeernaansho.

0

afmeernaansho

m l

/dh ld afmeernaan.

0

afmiinshaar

m l (-rro, m.dh)

Qof ku meel mariya wuxuu doona codkarnimo iyo karti dhagari ku jirto. ld afmiishaar.

0

afmiinshaarayn

m f dh

ld afmiishaarayn.

0

afmiinshaaree

f mg2 (-reeyay, -raysay)

Qof wuxuu doona codkarnimo iyo karti dhagari ku jirto ku meel marin. ld afmiishaaree.

0

afmiinshaarnimo

m dh

Afmiinshaar ahaansho. ld afmiishaarnimo.

0

afmiishaar

m l

Eeg: afmiinshaar

0

afmiishaarayn

m dh

Eeg: afmiinshaarayn

0

afmiishaaree

f mg2 (-reeyay, -raysay)

Eeg: afmiinshaaree

0

afmiishaarnimo

m dh

Eeg: afmiinshaarnimo

0

afnaq

f mg1 (-qay, -qday)

1. Magac qof kale ku hadlid; afhayn. 2. Ku a.: qof, qof kale xurmad ka mudan si uusan jecleysan ugu warcelin; afceli.

0

afnaqid

m f dh

ld afnaq¹.

0

afo

m dh (-ooyin, m.l)

Haweenay la qabo; oori.

0

afqab

f mg1 (-bay, -btay)

Aan weli waxba cunin ahaansho (qof).

0

afqabid

m f dh

Eeg: afqab

0

afqays

m dh

Xiddigaha naafaha middooda seddexaad. ld afqoys.

0

afqoys

m dh

Eeg: afqays