Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

feker

(afkaar, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Garasho. 2. Wax qofka maskaxdiisa ku soo dhaca oo uu iskula hadlo. ld fakar¹, fikir¹.

Erayo la-mid ah

fekeridld fakarid, fikirid.fekersanWax fekeraya ahaansho. ld fakarsan, fikirsan.fekersanaanld fakarsanaan, fakarsanaansho, fekersanaansho, fikirfekersanaansho/dh ld fekersanaan.fekersiiKa f.: qof feker ku abuurid. ld fakarsii, fikirsii.fekersiinld fakarsiin, fikirsiin.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms