Qaamuuska Asalka
fekersii
(-iyay, -isay)Falmg2
Macnaha
Ka f.: qof feker ku abuurid. ld fakarsii, fikirsii.
Erayo la-mid ah
feker1. Garasho. 2. Wax qofka maskaxdiisa ku soo dhaca oo uu iskuā¦feker1. Fikrad raadin. 2. Wax maan ku hayn. ld fakar², fikir².fekeridld fakarid, fikirid.fekersanWax fekeraya ahaansho. ld fakarsan, fikirsan.fekersanaanld fakarsanaan, fakarsanaansho, fekersanaansho, fikirfekersanaansho/dh ld fekersanaan.fekersiinld fakarsiin, fikirsiin.

