Qaamuuska Asalka
fekersan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax fekeraya ahaansho. ld fakarsan, fikirsan.
Erayo la-mid ah
feker1. Garasho. 2. Wax qofka maskaxdiisa ku soo dhaca oo uu iskuā¦feker1. Fikrad raadin. 2. Wax maan ku hayn. ld fakar², fikir².fekeridld fakarid, fikirid.fekersanaanld fakarsanaan, fakarsanaansho, fekersanaansho, fikirfekersanaansho/dh ld fekersanaan.fekersiiKa f.: qof feker ku abuurid. ld fakarsii, fikirsii.fekersiinld fakarsiin, fikirsiin.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
