Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

afgammuuran

(-rmay, -rantay)
Falmg1

Macnaha

Wax af beelay noqosho (qalab af fiiqan). ld afgammuuxan¹, afgamuuran¹, afgamuuxan¹.

Erayo la-mid ah

afgaabCudur dadka ku dhaca oo oogada sida furuqa nabarro biyo leh …afgammuur1. Qalab af fiican oo wax lagu mudo ama lagu gooyo leh laaki…afgammuurWax af beelay ka dhigid. ld afgammuux², afgamuur², afgamuux²…afgammuuridld afgammuur¹ (2), afgammuux¹, afgammuuxid.afgammuurmidld afgammuuxmid, afgamuurmid, afgamuuxmid.afgammuurnaanld afgammuurnaansho, afgammuuxnaan, afgammuuxnaansho.afgammuurnaansho/dh ld afgammuurnaan.afgammuuxnaansho/dh ld afgammuurnaan.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms