Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

afgammuur

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Qalab af fiican oo wax lagu mudo ama lagu gooyo leh laakiin af beelay. 2. ld afgammuurid.

Erayo la-mid ah

afgaabCudur dadka ku dhaca oo oogada sida furuqa nabarro biyo leh …afgammuuranWax af beelay noqosho (qalab af fiiqan). ld afgammuuxan¹, af…afgammuuranWax af beelaay ahaansho (qalab af fiiqan). ld afgammuuxan², …afgammuuridld afgammuur¹ (2), afgammuux¹, afgammuuxid.afgammuurmidld afgammuuxmid, afgamuurmid, afgamuuxmid.afgammuurnaanld afgammuurnaansho, afgammuuxnaan, afgammuuxnaansho.afgammuurnaansho/dh ld afgammuurnaan.afgammuuxnaansho/dh ld afgammuurnaan.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms