Qaamuuska Asalka
affurin
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld affursiin.
Erayo la-mid ah
affur1. Cunnada la cuno kolka qorraxdu dhacdo bisha soonqaad. 2. …affur1. Soonka jebin. 2. Cunnada affurka cunid.affuranAan soommanayn. ld afuran, afursan.affuri1. Dad ama qof soomman affuro siin. 2. Soon ka jebin. ld aff…affuridld affur¹ (2), afur¹, afurid.affurnaanld affurnaansho, afurnaan, afurnaansho,afursanaan, af.affurnaansho/dh ld affurnaan.

