Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

affur

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Cunnada la cuno kolka qorraxdu dhacdo bisha soonqaad. 2. ld affurid.

Erayo la-mid ah

affuranAan soommanayn. ld afuran, afursan.affuri1. Dad ama qof soomman affuro siin. 2. Soon ka jebin. ld aff…affuridld affur¹ (2), afur¹, afurid.affurinld affursiin.affurnaanld affurnaansho, afurnaan, afurnaansho,afursanaan, af.affurnaansho/dh ld affurnaan.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms