Qaamuuska Asalka
affuri
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
1. Dad ama qof soomman affuro siin. 2. Soon ka jebin. ld affursii.
Erayo la-mid ah
affur1. Cunnada la cuno kolka qorraxdu dhacdo bisha soonqaad. 2. …affur1. Soonka jebin. 2. Cunnada affurka cunid.affuranAan soommanayn. ld afuran, afursan.affuridld affur¹ (2), afur¹, afurid.affurinld affursiin.affurnaanld affurnaansho, afurnaan, afurnaansho,afursanaan, af.affurnaansho/dh ld affurnaan.

