Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

afdhalow

MagacLafdheeri

Macnaha

Cudur afka dadka iyo xoolaha ku dhaca oo bushimaha nabarro u yeela. ld afgorofow.

Erayo la-mid ah

afdhaafIs-afgaranwaa.afdhabaandhab1. Baaq si aayar ah afka gacanta loogu garaaco si cid hadlay…afdhabaandhabSi cid hadlaysa loo aammusiiyo afka aayar gacanta ugu garaac…afdhabaandhabidld afdhabaandhab¹, afdhabaandhaw.afdheereNooc suuska aan duulin ka mid ah, madow oo af dheer leh.afdhuubLabada tiir ee aqal irriddiisa ku mudan midkood.afdhuubyaaleHab geela aarankiisu u ordo isagoo luqunta hore u dhiibanaya…afdhuubyaaleeAfdhuubyaale samayn.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms