Qaamuuska Asalka
afdhabaandhab
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Baaq si aayar ah afka gacanta loogu garaaco si cid hadlaysa loo aammusiiyo. 2. ld afdhabaandhabid.
Erayo la-mid ah
afdhaafIs-afgaranwaa.afdhabaandhabidld afdhabaandhab¹, afdhabaandhaw.afdhalowCudur afka dadka iyo xoolaha ku dhaca oo bushimaha nabarro u…afdheereNooc suuska aan duulin ka mid ah, madow oo af dheer leh.afdhuubLabada tiir ee aqal irriddiisa ku mudan midkood.afdhuubyaaleHab geela aarankiisu u ordo isagoo luqunta hore u dhiibanaya…afdhuubyaaleeAfdhuubyaale samayn.

