Qaamuuska Asalka
afdhabaandhabid
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld afdhabaandhab¹, afdhabaandhaw.
Erayo la-mid ah
afdhaafIs-afgaranwaa.afdhabaandhab1. Baaq si aayar ah afka gacanta loogu garaaco si cid hadlay…afdhabaandhabSi cid hadlaysa loo aammusiiyo afka aayar gacanta ugu garaac…afdhalowCudur afka dadka iyo xoolaha ku dhaca oo bushimaha nabarro u…afdheereNooc suuska aan duulin ka mid ah, madow oo af dheer leh.afdhuubLabada tiir ee aqal irriddiisa ku mudan midkood.afdhuubyaaleHab geela aarankiisu u ordo isagoo luqunta hore u dhiibanaya…afdhuubyaaleeAfdhuubyaale samayn.

