Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

afdhaaf

(-fay, -ftay)
Falg1

Macnaha

Is-afgaranwaa.

Erayo la-mid ah

afdhabaandhab1. Baaq si aayar ah afka gacanta loogu garaaco si cid hadlay…afdhabaandhabSi cid hadlaysa loo aammusiiyo afka aayar gacanta ugu garaac…afdhabaandhabidld afdhabaandhab¹, afdhabaandhaw.afdhalowCudur afka dadka iyo xoolaha ku dhaca oo bushimaha nabarro u…afdheereNooc suuska aan duulin ka mid ah, madow oo af dheer leh.afdhuubLabada tiir ee aqal irriddiisa ku mudan midkood.afdhuubyaaleHab geela aarankiisu u ordo isagoo luqunta hore u dhiibanaya…afdhuubyaaleeAfdhuubyaale samayn.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms