Qaamuuska Asalka
afdheere
MagacLafdheeri
Macnaha
Nooc suuska aan duulin ka mid ah, madow oo af dheer leh.
Erayo la-mid ah
afdhaafIs-afgaranwaa.afdhabaandhab1. Baaq si aayar ah afka gacanta loogu garaaco si cid hadlay…afdhabaandhabSi cid hadlaysa loo aammusiiyo afka aayar gacanta ugu garaac…afdhabaandhabidld afdhabaandhab¹, afdhabaandhaw.afdhalowCudur afka dadka iyo xoolaha ku dhaca oo bushimaha nabarro u…afdhuubLabada tiir ee aqal irriddiisa ku mudan midkood.afdhuubyaaleHab geela aarankiisu u ordo isagoo luqunta hore u dhiibanaya…afdhuubyaaleeAfdhuubyaale samayn.

