Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

afdhuubyaale

MagacLafdheeri

Macnaha

Hab geela aarankiisu u ordo isagoo luqunta hore u dhiibanaya gafuurkana dhuubaya. ld afdhuubyaalayn.

Erayo la-mid ah

afdhaafIs-afgaranwaa.afdhabaandhab1. Baaq si aayar ah afka gacanta loogu garaaco si cid hadlay…afdhabaandhabSi cid hadlaysa loo aammusiiyo afka aayar gacanta ugu garaac…afdhabaandhabidld afdhabaandhab¹, afdhabaandhaw.afdhalowCudur afka dadka iyo xoolaha ku dhaca oo bushimaha nabarro u…afdheereNooc suuska aan duulin ka mid ah, madow oo af dheer leh.afdhuubLabada tiir ee aqal irriddiisa ku mudan midkood.afdhuubyaaleeAfdhuubyaale samayn.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms