Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

afdhuub

(-bab/-byo, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

Labada tiir ee aqal irriddiisa ku mudan midkood.

Erayo la-mid ah

afdhaafIs-afgaranwaa.afdhabaandhab1. Baaq si aayar ah afka gacanta loogu garaaco si cid hadlay…afdhabaandhabSi cid hadlaysa loo aammusiiyo afka aayar gacanta ugu garaac…afdhabaandhabidld afdhabaandhab¹, afdhabaandhaw.afdhalowCudur afka dadka iyo xoolaha ku dhaca oo bushimaha nabarro u…afdheereNooc suuska aan duulin ka mid ah, madow oo af dheer leh.afdhuubyaaleHab geela aarankiisu u ordo isagoo luqunta hore u dhiibanaya…afdhuubyaaleeAfdhuubyaale samayn.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms