0

limnaan

m f dh

ld limnaansho.

0

limnaansho

m l

/dh ld limnaan.

0

limo

f g3 (-intay, -imatay)

Beer harammo ka gurasho.

0

lin

f g1 (-imay, -intay; -imi)

Beer abuuran haramo ka jarid.

0

linfogaranuloomo

m dh (-mooyin, m.l)

(daaw.) Cudur ka mid ah cudurrada galmada oo uu keeno kalaamiidiya; wuxuuna ku badanyahay dalalka cimilada kulul leh. Nabarka ugu horreya oo ku dhaca (cawrada) xubnaha galmada waxa weheliya qanjirbararsarcada, xididdada liinfada ee ku yaal xubnaha galmada way xirmi karaan taas oo keenta adkaansho maqaarka meeshaas.

0

lingax

f g1 (-xay, -xday)

Eeg: ningax²

0

lingaxan

f mg4 (-xnaa, -xnayd)

Eeg: ningaxan

0

lingaxasho

m dh

Eeg: ningaxasho

0

lingaxnaan

m dh

Eeg: ningaxnaan

0

lingaxnaansho

m l

/dh ld ningaxnaan.

0

lingaxo

f mg3 (-xday, -xatay)

Eeg: ningaxo

0

lingixid

m dh

Eeg: ningixid

0

linnaan

m f dh

ld linnaansho.

0

linnaansho

m l

/dh ld linnaan.

0

liq

f g1 (-qay, -qday)

Cunto ama cabbitaan jadiinka marin. ld laq.

0

liqdaar

f g1 (-ray, -rtay)

Si aan dhaqdhaqaaq lahayn u istaagid. ld isliqdaar.

0

liqdaaran

f mg4 (-rnaa, -rnayd)

Wax meel taagan oo aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho.

0

liqdaarid

m f dh

Eeg: liqdaar²

0

liqdaarnaan

m f dh

ld liqdaarnaansho.

0

liqdaarnaansho

m l

/dh ld liqdaarnaan.

0

liqdin

m dh

In cunno ama cabbid ah oo mar hunguriga la mariyo.

0

liqid

m f dh

ld laqid.

0

liqmo

m dh (-ooyin, ml.)

1. Wax hal mar la liqi karo. 2. Dheef aad u yar.

0

liqsan

f mg4 (-naa, -nayd)

1. Qof wax illowsan ahaansho. 2. Wax saqraansan ahaansho.

0

liqsanaan

m f dh

ld laqsanaan, laqsanaansho, liqsanaansho.

0

liqsanaansho

m l

/dh ld liqsanaan.

0

liqsii

f g2 (-iiyay, -iisay)

Cid in ay wax jadiinka mariso gayeysiin. ld laqsii.

0

liqsiin

m f dh

ld laqsiin.

0

lis

m l

/dh 1. Caano markaas la lisay. 2. Wax kastoo caano ama dhacaan leh sida xabagta iyo cinjirka iyo dhiinka miraha, oo la soo tuujiyo. 3. ld lisid.

0

lisad

m l

Eeg: lisasho

0

lisan

f mg4 (-snaa, -snayd)

1. Xoolo irmaan wax la lisay ahaansho. 2. Mindi wax af loo yeelay ahaansho.

0

lisasho

m f dh

ld lisad. 545lise

0

lise

m l (-sayaal, m.l/dh)

Dhagax mindiyaha iwm lagu afeeyo. ld lisin.

0

lisid

m f dh

ld lis¹ (3), lismo.

0

lisin

m l

Eeg: lise

0

lismid

m f dh

Eeg: lisan¹

0

lismo

m dh

Hab naasaha xoolaha looga saaro caano. ld lismo.

0

lisnaan

m f dh

ld lisnaansho.

0

lisnaansho

m l

/dh ld lisnaan.

0

liso

f g3 (-stay, -satay)

1. Mindi iwm lisin ku afayn. 2. Xoolo maalid.

0

listan

m l

Xiddigaha raqaha oo dayaxu maro tooda labaad oo u dhexeysa godinta iyo lixaha.

0

litir

m l

Eeg: liitir

0

lix

m dh t

Tirada shanta iyo toddobada u dhexeysa; “6”.

0

lixaad

m l t j

Tirada jagaale, keeda u dhigma lixda. ld laxaad.

0

lixaadla'

f mg4 (-'aa, -'ayd)

Qof curyaan ah ahaansho.

0

lixaadla'aan

m f dh

' ld lixaadla'aansho.

0

lixaadla'aansho

m l

/dh ld lixaadla'aan.

0

lixaadsad

m l

Eeg: lixaadsasho

0

lixaadsasho

m f dh

ld laxaadsasho, laxaadsi, lixaadsad, lixaadsi.

0

lixaadsi

m l

Eeg: lixaadsasho

0

lixaadso

f mg3 (-saday, -satay)

Xoog yeelasho. ld laxaadso.

0

lixadhaco

m l

Eeg: lixadhaqo

0

lixadhaqo

m l

Xilliga guga qaybtiisa dambe; cawliku-dhashay. ld lixadhaco.

0

lixdamaad

m l t j

Eeg: lixdanaad

0

lixdameeye

m l

Tiro qiyaas ahaan u dhow

0

lixdameeyo

m dh

Eeg: lixdameeye

0

lixdan

m l t

Tiro ka kooban lix meelood oo min toban ah; lix tobnaad; “60”.

0

lixdan.

ld lixdameeyo, lixdaneeye, lixdaneeyo.

0

lixdanaad

m l t j

Tirada jagaale, kan lixdanka u dhigma. ld lixdamaad.

0

lixdaneeye

m l

Eeg: lixdameeye

0

lixdaneeyo

m dh

Eeg: lixdameeyo

0

lixee

f g2 (-xeeyay, -xeysay)

Tiro lix ka dhigid.

0

lixeyn

m f dh

ld lixeys.

0

lixeys

m l

Eeg: lixeyn

0

lixeysad

m l

Eeg: lixeysasho

0

lixeysasho

m f dh

ld lixeysad, lixeysi.

0

lixeysi

m l

Eeg: lixeysasho

0

lixeyso

f mg3 (-stay, -satay)

Tiro lix ka dhigasho.

0

lixkor

m l

1. Xilli diraac ah oo roobab aan badnayn da'aan. 2. Bilaha xilliga diraacda mid ka mid ah.

0

lixle

m l

1. Xaashi turub oo lix dhibcood leh. 2. Buntuq qafiskiisu qaado lix xabbadood.

0

lixledheere

m l (-rayaal, m.dh)

Buntuq lixle ah oo dheer.

0

lixlegaab

m l (-byo, m.dh)

Buntuq lixle ah oo gaaban.

0

lixley

m dh

Kataan lix hogood oo shaxeed ku fadhida.

0

lixlow

m l

Rati lix haamood la saaro.

0

lixo

m l

Eeg: laxo

0

liyuukoosayt

m l (-tyo, m.dh)

(c.nafl.) Unug aan midab lahayn oo bu' leh, lagana helo dhiigga iyo limfka. Unugyada cad cad ee dhiigga waxa sameeya gumudyada limf iyo dhuuxa lafta ee cas, waxayna awood u leeyihiin inay sameeyaan dhaqdhaqaaq amiibeed. Waxay soo saari karaan lid jidh-galayaal.

0

lo'

m dh u

1. Naasley caws ku nool ah oo xoolaha la dhaqdo ka mid ah, leh geeso, sayn dheer, raafaf iyo tuur, lana manaafacaadsado caanaheeda, hilibkeeda, haraggeeda iwm. 2. Koox xiddigo ah oo si xiriir ah isu daba yaal; saco.

0

lo'da

lagu daaweeyo.

0

lo'doon

m l

Cudur dadka ku dhaca oo neefta

0

lo'gisi

m dh

Eeg: gisi

0

lo'jir

m l (-rro, m.dh)

Qof lo'da ilaaliya.

0

lo'ley

m dh u

Dad lo'da dhaqda.

0

locob

m dh

Eeg: collob

0

logardam

m l (-myo, m.dh)

(xis.) Tiro loo tibaaxay jibbaarka tiro kale tiro kasta x waxa loo qori karaa sansaanka x = ay, taas oo y ay tahay logardamka x ee sal a, logardam waxa loo soo gaabiyaa “log”.

0

logardam-caadi

m l (-myo ..., m.dh)

(xis.) Logardam salkiisu yahay toban tusaale ahaan, log = 2 ama 100 = 10.

0

logardam-nabiir

m l (-myo ..., m.dh)

(xis.) Logardam la adeegsado salka e = 2.71828..., log x badanaaba waxa loo qoraa “lnx”.

0

lohloh

m l kh

L. ah: aad u liiqliiqashada ilkaha.

0

lohod

m l (c.nafl.)

Nafley yaryar, badda ku jirta, jaadad badan leh oo aan lahayn lafo iyo riciro, kuna dhexjirta bacool laba qalbac ah oo la cuno.

0

loodi

f g2 (-iyay, -isay)

Wax fidsan xoog ku laabid.

0

loodin

m f dh

Eeg: loodi

0

loodsamid

m f dh

looyaansan

0

loodsan

f mg1 (-amay, -antay; -ami)

Wax la loodiyey noqosho.

0

loodsanaan

m dh (fiis.)

Astaanta walxaha qaarkood u oggolaata in ay ku noqdaan qaabkoodii salka ahaa marka laga qaado xooggii qaabka walaxda dooriyey.

0

loodsanaansho

m l

/dh ld loodsanaan.

0

loof

f mg1 (-fay, -ftay)

Nafley aad u harraadid.

0

loofar

m l (-rro, m.dh)

Nin maalka si xun u isticmaala ee aan dhaqaalayn.

0

loofarad

m dh (-ddo, m.l)

Naag maalka aan dhaqaalayn ee si xun u isticmaasha.

0

loofarid

m f dh

Eeg: loofar²

0

loofarnimo

m dh

Loofar ahaansho.

0

loofid

m f dh

Eeg: loof²