Qaamuuska Asalka
loofarnimo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Loofar ahaansho.
Erayo la-mid ah
loof1. Harraad badan. 2. Lahan; laxaw.loofNafley aad u harraadid.loofarNin maalka si xun u isticmaala ee aan dhaqaalayn.loofarKu l.: maal si xun u isticmaalid.loofaradNaag maalka aan dhaqaalayn ee si xun u isticmaasha.loofsanWax harraad hayo ahaansho.loofsanaanld loofsanaansho.loofsanaansho/dh ld loofsanaan.

