Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

loof

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Harraad badan. 2. Lahan; laxaw.

Erayo la-mid ah

loofarNin maalka si xun u isticmaala ee aan dhaqaalayn.loofarKu l.: maal si xun u isticmaalid.loofaradNaag maalka aan dhaqaalayn ee si xun u isticmaasha.loofarnimoLoofar ahaansho.loofsanWax harraad hayo ahaansho.loofsanaanld loofsanaansho.loofsanaansho/dh ld loofsanaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms