Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

loofar

(-rro, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Nin maalka si xun u isticmaala ee aan dhaqaalayn.

Erayo la-mid ah

loof1. Harraad badan. 2. Lahan; laxaw.loofNafley aad u harraadid.loofaradNaag maalka aan dhaqaalayn ee si xun u isticmaasha.loofarnimoLoofar ahaansho.loofsanWax harraad hayo ahaansho.loofsanaanld loofsanaansho.loofsanaansho/dh ld loofsanaan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms