Qaamuuska Asalka
ningaxan
(-xnaa, -xnayd)Falmg4
Macnaha
Haan wax la ningaxay. ld lingaxan, niggaxan.
Erayo la-mid ah
ningaxMayrax, maro iwm. oo qarka lagaga duubo haruub si uu weelka …ningaxHaruub qarka mayrax, maro, iwm ugu duubid si uu weelka aad u…ningaxashold lingaxasho, niggaxasho.ningaxnaanld lingaxnaan, lingaxnaansho, niggaxnaan.ningaxnaansho/dh ld ningaxnaan.ningaxoHaan ningax u yeelasho. ld lingaxo, niggaxo.ningixidld lingixid, niggixid.

