Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

liqsan

(-naa, -nayd)
Falmg4

Macnaha

1. Qof wax illowsan ahaansho. 2. Wax saqraansan ahaansho.

Erayo la-mid ah

liqsanaanld laqsanaan, laqsanaansho, liqsanaansho.liqsanaansho/dh ld liqsanaan.liqsiiCid in ay wax jadiinka mariso gayeysiin. ld laqsii.liqsiinld laqsiin.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms