Qaamuuska Asalka
lix
MagacDhexdhexaadt
Macnaha
Tirada shanta iyo toddobada u dhexeysa; “6”.
Erayo la-mid ah
lixaad1. Xoog, itaal. 2. Baaxad. 3. Lixda l.: indhaha, lugaha iyo …lixaadTirada jagaale, keeda u dhigma lixda. ld laxaad.lixaadla'Qof curyaan ah ahaansho.lixaadla'aan' ld lixaadla'aansho.lixaadla'aansho/dh ld lixaadla'aan.lixaadsashold laxaadsasho, laxaadsi, lixaadsad, lixaadsi.lixaadsoXoog yeelasho. ld laxaadso.lixadhaqoXilliga guga qaybtiisa dambe; cawliku-dhashay. ld lixadhaco.

