Qaamuuska Asalka
lixaadso
(-saday, -satay)Falmg3
Macnaha
Xoog yeelasho. ld laxaadso.
Erayo la-mid ah
lixaadTirada jagaale, keeda u dhigma lixda. ld laxaad.lixaad1. Xoog, itaal. 2. Baaxad. 3. Lixda l.: indhaha, lugaha iyo …lixaadla'Qof curyaan ah ahaansho.lixaadla'aan' ld lixaadla'aansho.lixaadla'aansho/dh ld lixaadla'aan.lixaadsashold laxaadsasho, laxaadsi, lixaadsad, lixaadsi.lixadhaqoXilliga guga qaybtiisa dambe; cawliku-dhashay. ld lixadhaco.

