0

luuqayn

m f dh

ld luuqays; luuqin.

0

luuqays

m l

Eeg: luuqayn

0

luuqee

f mg2 (-qeeyay, -qaysay)

Ku l.: hees ama gabay iwm cod macaan ku qaadid.

0

luuqi

f mg2 (-iyay, -isay)

Eeg: luuqee

0

luuqin

m dh

Eeg: luuqayn

0

luuqo

m dh

Eeg: luuqad

0

luusluus

m l

1. Liqid la liqo cunto iyadoo aan la ruugin. 2. L. ah: qof waayeel ah oo tallaabada iyo waxqabdkuba dhibaan.

0

luusluusad

m l

Eeg: luusluusasho

0

luusluusasho

m f dh

ld luusluusad.

0

luusluusid

m f dh

Eeg: luusluus²

0

luusluuso

f g3 (-stay, -satay)

Cunto iwm iyadoo aan la calalin liqid.

0

luxud

m l

1. Iil. 2. Qoryaha iilka xabaasha afka laga saaro. ld loxod.