0

labaatan

m l t

Tiro ka kooban laba meelood oo min toban ah; laba tobnaad; “20”.

0

labaatanaad

m l

Sanadaha u dhexeeya labaatan ilaa soddon.

0

labaataneeye

m l

Tir qiyaas ahaan soddon u dhow. ld labaatameeye, labaatameeyo, labaataneeyo.

0

labaataneeyo

m dh

Eeg: labaataneeye

0

lababboglee

f mg2 (-leeyay, -leysay)

Labada dhinac hadba mid isu rogid ciil dartii (qof). ld lababoglee.

0

lababbogleyn

m f dh

ld lababogleyn, lababogleys.

0

lababogle

m l (-layaal, m.l/dh)

Hadba dhinac u gaddoonka qof sameeyo, jirro ama ciil dartii.

0

lababoglee

f mg2 (-leeyay, -leysay)

Eeg: lababboglee

0

lababogleyn

m f dh

Eeg: lababbogleyn

0

lababogleys

m l

Eeg: lababbogleyn

0

labac

m l

1. Xabad baruur leh. 2. Candho xoolaad oo baruur leh.

0

labacaloolyaa

m l

Geedgaab aan qodax lahayn oo marka ay xooluhu daaqaan ku jirradaan.

0

labacanlayn

m f dh

ld labacanlays.

0

labacanlays

m l

Eeg: labacanlayn

0

labacanle

m l

Calalinta cuntada labada can lagu calaliyo. ld labacanlayn.

0

labacanlee

f g2 (-leeyay, -laysay)

Labada daan isku mar wax ku calalin.

0

labacidhifle

m l (-layaal, m.l/dh)

(fiis.) Labo saldanab oo isle'eg, isku lid ah, iskuna jira fogaan kooban. Taranta saldanabyada midkood iyo fogaanta u dhexeysa ayaa ah maroojinta labacidhifle.

0

labaclabac

m l

/dh Qof aan go'aan lahayn.

0

labaclul

m l

1. Ruxashada xulusta iyo naasaha. 2. Neef xoolo ah oo sid dhaweeyey oo candho keenay.

0

labacodlayn

m f dh

ld labacodlays.

0

labacodlays

m l

Eeg: labacodlayn

0

labacodlee

f mg2 (-leeyay, -leysay)

Hadallo isburinaya sheegid.

0

labacqooye

m l (bot.)

Geed nagaar ah oo wax lagu daweeyo.

0

labad

m l

531labadablayn

0

labadablayn

m f dh

Eeg: labadablee

0

labadable

m l

L. ah: qof laba guri ka wada cunteeya.

0

labadablee

f mg2 (-leeyay, -leysay)

Laba guri ka wada cuntayn (qof).

0

labadaryaale

m l (-layaal, m.l/dh)

Eeg: labadderyaale

0

labaddableyn

m f dh

Eeg: labadablee

0

labaddaraadle

fk. Si kastaba; hubaal ahaan.

0

labadderyaale

m l (-yaal, m.l/dh)

Aqal soomaali weyn, qurux badan, oo qalabka uu ka samaysanyahay ay cusubyihiin. ld labadaryaale.

0

labaddiblayn

m f dh

Eeg: labaddiblee

0

labaddible

m l

Xiridda gacmaha qof gadaal loo xiro; garbadduub. ld labaddiblayn.

0

labaddiblee

f g2 (-leeyay, -laysay)

Eeg: labaddilee

0

labaddibleysan

f mg4 (-snaa, -snayd)

Wax labadible loo xiray ama loo qabtay ahaansho.

0

labaddibleysnaan

m f dh

ld labaddibleysnaansho.

0

labaddibleysnaansho

m l

/dh ld labaddibleysnaan.

0

labaddilee

f g2 (-leeyay, -laysay)

Qof gacmihiisa gadaal u xirid ama u qabasho.

0

labadduub

m l

Mardimo geesaha xoolaha iyo ugaartu yeeshaan oo da'dooda lagu xisaabiyo. ld laba-duub.

0

labadhegood

m l

1. Geedka galleyda, meseggada marka uu yaryahay oo laba caleemood yahay. 2. Fallaar ama hooto laba ganood leh. 3. Weel dhinacyada laba siddo ku leh.

0

labadulle

m l

Xabaal labo af oo hoos isaga duleela leh oo lagu aaso carruurta saqiirka ah.

0

labadullee

f g2 (-leeyay, -leysay)

Xabaal labadulle ah qodid.

0

labadulleyn

m f dh

ld labadulleys.

0

labadulleys

m l

Eeg: labadulleyn

0

labadulleysan

f mg4 (-snaa, -snayd)

Xabaal hab labadulle ah u qodan ahaansho.

0

labadulleysnaan

m f dh

ld labadulleysnaansho.

0

labadulleysnaansho

m l

/dh ld labadulleysnaan.

0

labafarraarle

m l (-layaal, m.l/dh)

Ul gadaal laba ganood ku leh. ld labatarre.

0

labag

m dh

Xilliyada diraaceed mid ka mid ah oo leh dabeylo qabow iyo mararka qaarkood roob aan badnayn.

0

labaggalle

m l (-layaal, m.l/dh)

Laba wejiile.

0

labaggalley

m dh

1. Naag laba wejiile ah. 2. Beenta, runta u eg.

0

labaggeeriyoo

f mg3 (-ooday, -ootay)

Silic u dhimasho.

0

labaggeeriyood

m f l

Eeg: labageeriyoo

0

labajaraale

m l (-layaal, m.l/dh)

Laba jaro ay isugu xigsato laba qofood oo wada ciyaaraysa midkood.

0

labajibbaar

m l (-rro, m.dh)

1. Tiro, tiro la eg lagu dhuftay. 2. Isku laabidda xarig laba jeer laysku laabo.

0

labajibbaaran

f mg4 (-rnaa, -rnayd)

1. Tiro, wax tiro la eg lagu dhuftay ahaansho. 2. Xarig laba mar laysku laabay ahaansho.

0

labajibbaarid

m f dh

Eeg: labajibbaar²

0

labajibbaarnaan

m f dh

ld labajibbaarnaansho.

0

labajibbarnaansho

m l

/dh ld labajibbaarnaan.

0

labakaclayn

m f dh

ld labakacle.

0

labakacle

m l

1. Iyadoo la ordayo oo marba lug lagu boodo. 2. Orod, socod, hawl iwm oo dardar cusub lagu kordhiyo. ld labakaclayn.

0

labakaclee

f g2 (-leeyay, -laysay)

Labakacle samayn.

0

labakelyood

m l kh

L. ah: qof dhiiran.

0

labaleexad

m l

Eeg: laballeexad

0

labalegdeyn

m f dh

labasaab

0

laballaab

m l

1. L. ah: tiro lagu daray tiro la eg. 2. Wax lagu xoojiyay wax la mid ah. ld laballaabid, labanlaab¹.

0

laballaaban

f mg1 (-bmay, -bantay; -bmi)

Wax la labanlaabay noqosho. ld labanlaaban¹.

0

laballaabayn

m f dh

ld laballaabays.

0

laballaabays

m l

Eeg: laballaabayn

0

laballaabee

f g2 (-beeyay, -baysay)

Laba arrimood oo wax laga qaban lahaa ku tallamid.

0

laballaabid

m f dh

ld labalaab¹, labanlaabid.

0

laballaabmid

m f dh

ld labanlaabmid.

0

laballaabnaan

m f dh

ld laballaabnaansho, labanlaabnaan, labanlaabnaansho.

0

laballaabnaansho

m l

/dh ld laballaabnaan.

0

laballaaboobid

m f dh

ld laballaabow¹.

0

laballaabooti

f mg2 (-iyay, -isay)

1. Laballaabee. 2. Qof jirro, caro iwm la cagajiidid.

0

laballaabootin

m f dh

ld laballaabootis.

0

laballaabootis

m l

Eeg: laballaabootin

0

laballaabow

m l

Kala doorashawaayidda qof laba arrimood oo gudboon kala dooran waayo. ld laballaaboobid.

0

laballabee

f mg2 (-beeyay, -beysay)

Laba arrin oo gudboon kala dooran waayid.

0

laballabeyn

m f dh

Eeg: laballabee

0

laballabo

m dh fk

1. Wax laballabo isugu lammaan. 2. Laba arrimood oo gudboon oo la kala dooran waayo.

0

laballafood

m l kh

L. ah: qof dheer oo laf weyn.

0

laballeexad

m l

Socod dan la'aan ah oo uu qofku iska wareego. ld labaleexad.

0

laballegdee

f mg2 (-leeyay, -leysay)

Gogol korkeed ama meel kala isku rogrogid.

0

laballegdeyn

m f dh

Eeg: laballegdee

0

laballis

m l

1. ld laballisid. Lisidda neef irmaan laba qof mar wada lisaan. 2. L. ah: caano laba caanamaal oo laysku daray ah.

0

laballisid

m f dh

ld laballis¹ (1).

0

laballixaadsad

m l

Eeg: laballixaadsasho

0

laballixaadsasho

m f dh

ld laballixaadsad, laballixaadsi.

0

laballixaadsi

m l

Eeg: laballixaadsasho

0

laballixaadso

f mg3 (-saday, -satay)

Xoog u socosho.

0

laballugood

m l kh

1. L. ah: qof socoto ah oo aan gaadiid fuushanayn ee lug ku socda xoolana wadan. 2. Xarig labadhudood isugu soohan.

0

labammidigle

m l (-layaal, m.l/dh)

Qof labada gacmood isku si wax ugu qabta.

0

laban

f mg1 (-bmay, -bantay; -bmi)

Wax isku qasmay noqosho.

0

labanlaab

m l

Eeg: laballaab¹

0

labanlaaban

f g1 (-bmay, -bantay)

Eeg: laballaaban¹

0

labanlaabid

m dh

Eeg: laballaabid

0

labanlaabmid

m dh

Eeg: laballaabmid

0

labanlaabnaan

m dh

Eeg: laballaabnaan