Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

labadhegood

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Geedka galleyda, meseggada marka uu yaryahay oo laba caleemood yahay. 2. Fallaar ama hooto laba ganood leh. 3. Weel dhinacyada laba siddo ku leh.

Erayo la-mid ah

laba-atamle(kiim.) Molikuyuul ka kooban laba atam. Haydarojiin (H), ogs…laba-danab(fiis.) Ma- gudbiyaha dhextaalka u ah madhxiyaha, ee marka b…laba-duubMagaca loogu yeero ugaarta inta geesaha leh, (labaduub, sadd…laba-eefle(kiim.) Walaxda leh astaamaha asiidha iyo kuwa beyskaba. Ere…laba-iyo-tobanleQaybta hore ee mindhicirka yar ee lafdhabarleyda. Waa meesha…laba-jibbaaraneAfar geesle leh afar dhinac oo toosan oo isle'eg iyo afar xa…laba-madaxle(c.nafl.) Muruq laba madax leh. Laba madaxlaha cududda wuxuu…laba-nafle'adag; naf-adag.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms