Qaamuuska Asalka
laba-iyo-tobanle
(c.nafl.)MagacLafdheeri
Macnaha
Qaybta hore ee mindhicirka yar ee lafdhabarleyda. Waa meesha marka cuntadu caloosha ka timaaddo ay kula kulanto dheecaanka xammaytida (oo soo mara marinka xammaytida) iyo weliba insaymyo kale oo ay soo dhiijiyaan qanjidhada dheefshiidku laba tobanlaha laftigiisa, kuwaas oo looga baahanyahay burburinta borotiinnada, kaarboohoydraytyada iyo duxda.
Erayo la-mid ah
laba-atamle(kiim.) Molikuyuul ka kooban laba atam. Haydarojiin (H), ogs…laba-danab(fiis.) Ma- gudbiyaha dhextaalka u ah madhxiyaha, ee marka b…laba-duubMagaca loogu yeero ugaarta inta geesaha leh, (labaduub, sadd…laba-eefle(kiim.) Walaxda leh astaamaha asiidha iyo kuwa beyskaba. Ere…laba-jibbaaraneAfar geesle leh afar dhinac oo toosan oo isle'eg iyo afar xa…laba-madaxle(c.nafl.) Muruq laba madax leh. Laba madaxlaha cududda wuxuu…laba-nafle'adag; naf-adag.laba-qotinleQalab danab oo leh laba qotin, loona isticmaalo badanaaba qu…

