Qaamuuska Asalka
laba-eefle
(-layaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(kiim.) Walaxda leh astaamaha asiidha iyo kuwa beyskaba. Ereygan waxa sida caadiga ah loo adeegsadaa ogsaydhada iyo haydarogsaydhada biraha sameeya ayoonnoo togan iyo ayoonnoo kakan oo taban labadaba.
Erayo la-mid ah
laba-atamle(kiim.) Molikuyuul ka kooban laba atam. Haydarojiin (H), ogs…laba-danab(fiis.) Ma- gudbiyaha dhextaalka u ah madhxiyaha, ee marka b…laba-duubMagaca loogu yeero ugaarta inta geesaha leh, (labaduub, sadd…laba-iyo-tobanleQaybta hore ee mindhicirka yar ee lafdhabarleyda. Waa meesha…laba-jibbaaraneAfar geesle leh afar dhinac oo toosan oo isle'eg iyo afar xa…laba-madaxle(c.nafl.) Muruq laba madax leh. Laba madaxlaha cududda wuxuu…laba-nafle'adag; naf-adag.laba-qotinleQalab danab oo leh laba qotin, loona isticmaalo badanaaba qu…

