Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

laba-jibbaarane

(-nayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Afar geesle leh afar dhinac oo toosan oo isle'eg iyo afar xaglood oo qumman. Bedka labajibbaarane waxa lagu helaa labajibbaarka dhinac ka mid ah dhinacyadiisa.

Erayo la-mid ah

laba-atamle(kiim.) Molikuyuul ka kooban laba atam. Haydarojiin (H), ogs…laba-danab(fiis.) Ma- gudbiyaha dhextaalka u ah madhxiyaha, ee marka b…laba-duubMagaca loogu yeero ugaarta inta geesaha leh, (labaduub, sadd…laba-eefle(kiim.) Walaxda leh astaamaha asiidha iyo kuwa beyskaba. Ere…laba-iyo-tobanleQaybta hore ee mindhicirka yar ee lafdhabarleyda. Waa meesha…laba-madaxle(c.nafl.) Muruq laba madax leh. Laba madaxlaha cududda wuxuu…laba-nafle'adag; naf-adag.laba-qotinleQalab danab oo leh laba qotin, loona isticmaalo badanaaba qu…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms