Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

laba-atamle

(-layaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(kiim.) Molikuyuul ka kooban laba atam. Haydarojiin (H), ogsajiin (O), naytarojiin (N) iyo halojiinaduba waxay tusaale u yihiin curiyayaasha laba-atamlaha ah.

Erayo la-mid ah

laba-danab(fiis.) Ma- gudbiyaha dhextaalka u ah madhxiyaha, ee marka b…laba-duubMagaca loogu yeero ugaarta inta geesaha leh, (labaduub, sadd…laba-eefle(kiim.) Walaxda leh astaamaha asiidha iyo kuwa beyskaba. Ere…laba-iyo-tobanleQaybta hore ee mindhicirka yar ee lafdhabarleyda. Waa meesha…laba-jibbaaraneAfar geesle leh afar dhinac oo toosan oo isle'eg iyo afar xa…laba-madaxle(c.nafl.) Muruq laba madax leh. Laba madaxlaha cududda wuxuu…laba-nafle'adag; naf-adag.laba-qotinleQalab danab oo leh laba qotin, loona isticmaalo badanaaba qu…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms