Erayo la-mid ah
loof1. Harraad badan. 2. Lahan; laxaw.loofNafley aad u harraadid.loofarNin maalka si xun u isticmaala ee aan dhaqaalayn.loofarKu l.: maal si xun u isticmaalid.loofaradNaag maalka aan dhaqaalayn ee si xun u isticmaasha.loofarnimoLoofar ahaansho.loofsanWax harraad hayo ahaansho.loofsanaanld loofsanaansho.

