Qaamuuska Asalka
liq
(-qay, -qday)Falg1
Macnaha
Cunto ama cabbitaan jadiinka marin. ld laq.
Erayo la-mid ah
liqdaarTaagnaan aan dhaqdhaqaaq lahayn.liqdaarSi aan dhaqdhaqaaq lahayn u istaagid. ld isliqdaar.liqdaaranWax meel taagan oo aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho.liqdaarnaanld liqdaarnaansho.liqdaarnaansho/dh ld liqdaarnaan.liqdinIn cunno ama cabbid ah oo mar hunguriga la mariyo.liqidld laqid.liqmo1. Wax hal mar la liqi karo. 2. Dheef aad u yar.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
